Daariz

How to Delete Daariz. save (77.27 MB)

Published by Sahamiye Foundation

We have made it super easy to delete Daariz account and/or app.

Guide to Delete Daariz 👇

Things to note before removing Daariz:

  1. The developer of Daariz is Sahamiye Foundation and all inquiries must go to them.
  2. Check the Terms of Services and/or Privacy policy of Sahamiye Foundation to know if they support self-serve subscription cancellation:
  3. The GDPR gives EU and UK residents a "right to erasure" meaning that you can request app developers like Sahamiye Foundation to delete all your data it holds. Sahamiye Foundation must comply within 1 month.
  4. The CCPA lets American residents request that Sahamiye Foundation deletes your data or risk incurring a fine (upto $7,500 dollars).


Data Daariz Collected from You 🔏
  1. Data Not Linked to You: The following data may be collected but it is not linked to your identity:
    • Location
    • Contact Info
    • Diagnostics

     

↪️ Steps to delete Daariz account:

1: Visit the Daariz website directly Here →

2:   Contact Daariz Support/ Customer Service:

  1. 100% Contact Match
  2. Support channel
  3. Vist Terms/Privacy


Deleting from Smartphone 📱


Delete on iPhone:


  1. On your homescreen, Tap and hold Daariz until it starts shaking.
  2. Once it starts to shake, you'll see an X Mark at the top of the app icon.
  3. Click on that X to delete the Daariz app.

Delete on Android:


  1. Open your GooglePlay app and goto the menu.
  2. Click "My Apps and Games" » then "Installed".
  3. Choose Daariz, » then click "Uninstall".

Have a Problem with Daariz? Report Issue




🎌 About Daariz


1. Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan.

2. Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.

3. Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.

4. Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

5. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan.

6. Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.

7. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!).

8. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.

9. Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz.

10. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo.

11. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

12. Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo.



Alternative apps you can try: